walaal waad ku mahadsan tahay sida aa noogu soo bandigtay cunada macaan dadka kasoo tagay somaliya ayagoo yar aan ka mid ahay wesite kaagana waxaan ku soo xasuus taa somalia weeyna kamuuqataa saa cuntada ukarisid iyo sawirada iyo sheekooyinkga in aa somalia aad ujecshahay anagana naxasuusisid ilaahay hakaa abaal mariyo
|